Qeexid
"Wax mas'uuliyaddooda ka adkaansho."
Qeexid Xigta
Wax lahaanshihiisa la wareegid.
"Wax mas'uuliyaddooda ka adkaansho."
Wax lahaanshihiisa la wareegid.
Wadaag:
(-oobay, -owday; -oobi) U h.: wax uu qof leeyahay noqosho.
f.mg1
Wadaag:
ku hantihur: Hanti aan la isa siin si isku hallayn ah u qaadasho.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Hanti isku hallayn loo qaato iyadoo aan la isa siin.
m.l
Wadaag:
(-qyo, m.dh) Meel dhulka ka hoosaysa oo yara godan. ld hataq.
m.l
Wadaag:
(juqr.) Dabayl kulul oo qallalan oo ka soo dhacda meelaha dulaha ah una soo dhacda xeebaha, gaar ahaan dalka koonfurta Afrika; waxaana ay dalkaas ka dhacdaa xilliga jiilaalka. Hanfigu wuxuu dhulka Soomaalida ka dhacaa xilliga xagaaga, waxaanu ka dhacaa Xeebta Badda Cas, sida Berbera iyo Jabuuti.
m.l
Wadaag:
Xaafiis dawlad, hay'ad, qof iwm u qaabbilsan ilaalinta lacagta in sidii loogu talaggalay loo isticmaalay.
H. ah: qof xaafiiskaas ka shaqeeya.
m.l
Wadaag:
Hab dhaqan-dhaqaale oo qalabka waxsoosaarka iyo faa'iidadaba dad gaar ahi leeyahay. ld hantigoosad.
m.l
Wadaag:
Hab dhaqan-dhaqaale oo qalabka waxsoosaarka iyo waxa la soo saaraba dadweynuhu u simanyahay.
m.l
Wadaag: