Qeexid
"(siyaa.) Hab dhaqaale, ama siyaasad, ee hantida ganacsiga, iyo warshadaha ay leeyihiin dad gaar ah, oo aan ahayn dawlad, kuwaas oo ku tartama fa'idada."
"(siyaa.) Hab dhaqaale, ama siyaasad, ee hantida ganacsiga, iyo warshadaha ay leeyihiin dad gaar ah, oo aan ahayn dawlad, kuwaas oo ku tartama fa'idada."
Wadaag:
(siyaa.) Qaran siyaasaddiisa iyo dhaqaalahiisu ku nidaamsanyahay mabda'a hantiwadaagga.
m.l
Wadaag:
Dal, dad ku noolyahay, leh calan iyo xuduud caalamku u aqoonsanyahay.
Inta haysa maamulka sare ee qaran. ld dowlad.
m.dh
Wadaag:
dawlad dastuuri ah m.dh (-do ..., m.l) (siyaa.) Dawlad ku xaddeysan, una hogaansan dastuurka.
Wadaag:
dawlad dastuuri ah m.dh (-do ..., m.l) (siyaa.) Dawlad ku xaddeysan, una hogaansan dastuurka.
Wadaag:
Hab dhaqan-dhaqaale oo qalabka waxsoosaarka iyo faa'iidadaba dad gaar ahi leeyahay. ld hantigoosad.
m.l
Wadaag:
Wax mas'uuliyaddooda ka adkaansho.
Wax lahaanshihiisa la wareegid.
f.g1
Wadaag:
(-oobay, -owday; -oobi) U h.: wax uu qof leeyahay noqosho.
f.mg1
Wadaag:
Hanti isku hallayn loo qaato iyadoo aan la isa siin.
m.l
Wadaag:
ku hantihur: Hanti aan la isa siin si isku hallayn ah u qaadasho.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Xaafiis dawlad, hay'ad, qof iwm u qaabbilsan ilaalinta lacagta in sidii loogu talaggalay loo isticmaalay.
H. ah: qof xaafiiskaas ka shaqeeya.
m.l
Wadaag:
Hab dhaqan-dhaqaale oo qalabka waxsoosaarka iyo waxa la soo saaraba dadweynuhu u simanyahay.
m.l
Wadaag: