Qeexid
"Raacidda la raaco waddada toosan ee Eebbe jideeyey."
"Raacidda la raaco waddada toosan ee Eebbe jideeyey."
Wadaag:
Qof xume u samayn jirey ka waantoobid.
f.mg1
-nay, -ntay
Wadaag:
Cid dawga san ku toosin.
Dhaqan, figrad, ama aragti cid ku barbaarin.
Cid meel aanay garanayn tusid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Sunbaax ama urta ka soo baxda hilib la shiilayo ama la dubayo.
Saac-xumo dhacda oo wax kasta khayrka ka qaadda.
m.dh
Wadaag:
Dareen meel oogada ka mid ahi iska dareento oo ay la kaarto ama dhuuri ula rooro, nabar ku dhacay ama waxyeello kale oo gaartay darteed; kaar; dhuuri; halac; laxaw.
Caafimaad iyo fayoobi la'aan; cudur; bugto; jirro.
m.l
Wadaag: