Qeexid
"Qof xume u samayn jirey ka waantoobid."
[-nay, -ntay]
hanuun3 ay
hanuun3 tay
f.mg1"Qof xume u samayn jirey ka waantoobid."
Wadaag:
Cid dawga san ku toosin.
Dhaqan, figrad, ama aragti cid ku barbaarin.
Cid meel aanay garanayn tusid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
uun3 fk. 1. Keliya. Tus. “Carruurta uun caanaha sii”. 2. Mid kastaba ha ahaadee. Tus.”Nin uun weyddii”. 3. Mid aan cayinnayn, mid aan la garanayn. Tus. “Wiil uun baa noo sheegay”.
Wadaag: