Qeexid

"eeg hanuuni. ld hanuunis."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga hanuunin oo kali ah:
  • Waxay ku xidhan tahay bahaha qalinka iyo fanka oo bulshada hanuuninteeda iyo hagaajinteeda hadh iyo habeen heegan u ahaada.
  • Oo waxaaba dhici jirtay in xabsi dheer lagu xukumo ninkii u diida naagtiisa inay noqoto guulwade ama ay soo gudato waajibaadkeeda hantiwadaag, sida ka qaybgalidda shirarka hooyooyinka iyo dhallinyarada ee lagu qaban jiray golihii hanuuninta dadweynaha!