Qeexid
"(-yayaal, m.l/dh) Qof wax hanuuniya."
"(-yayaal, m.l/dh) Qof wax hanuuniya."
Wadaag:
Cid dawga san ku toosin.
Dhaqan, figrad, ama aragti cid ku barbaarin.
Cid meel aanay garanayn tusid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Qof xume u samayn jirey ka waantoobid.
f.mg1
-nay, -ntay
Wadaag:
(-yayaal, m.l/dh) Labada carrab oo yaryar oo ku yaal qalalka wadnaha: dhiigga wadnaha soo gelaya ayay soo daayaan oo soo wareegaan inuu dib u noqodana u diidaan.
m.l
Wadaag:
(-yayaal, m.l/dh) (c.nafl.) Sooh qaab gaar ah leh oo ay xubnaha qaarkood oo qaab dhuumeed leh u yaal ama meelo ciriiriya socoshada dareere dhex maraya, xubnahaas oo hal jiho oo keliya oo sii deynaya. Gufafku waxay lagama maarmaan u yihiin: aroorrada, wadnaha iyo xididdada liinfada.
m.l
Wadaag: