Qeexid
"eeg hanuunsan. ld hanuunsanaansho."
"eeg hanuunsan. ld hanuunsanaansho."
Wadaag:
Wax ganuun loo yeelay ahaansho (haan, dhiil iwm).
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Cid dawga san ku toosin.
Dhaqan, figrad, ama aragti cid ku barbaarin.
Cid meel aanay garanayn tusid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Wax si wanaagsan u agaasiman.
Qaab wanaagsan oo wax leeyihiin.
m.l
Wadaag: