Qeexid
"eeg hanweyn. ld han weynaansho, hanweyni."
"eeg hanweyn. ld han weynaansho, hanweyni."
Wadaag:
Dareen qof ku dhaliya in uusan qaadan, waxyaabaha uu u qabo in aanay u qalmin; qab weyn leh. ld hanweynaan.
m.dh
Wadaag:
Qof hanweyni qaba noqosho.
f.mg3
-naaday, -naatay
Wadaag:
Wax si wanaagsan u agaasiman.
Qaab wanaagsan oo wax leeyihiin.
m.l
Wadaag:
eeg guriweyn. ld hunguriweynaansho, hunguriweyni.
m.f.dh
Wadaag:
Summad : V. Dhakhsaha bara baxa walax. Keynaan waa xawaare ji-heysan. Keynaan waa xaddi leeb, xawaa-ruhuna waa xaddi foolwaa.
m.l
Wadaag:
Wax hannaan wanaagsan u yeelid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag: