Qeexid
Dareen qof ku dhaliya in uusan qaadan, waxyaabaha uu u qabo in aanay u qalmin; qab weyn leh. ld hanweynaan.
Dareen qof ku dhaliya in uusan qaadan, waxyaabaha uu u qabo in aanay u qalmin; qab weyn leh. ld hanweynaan.
magac / noun
Dheddig / feminine
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: U h.: qab weyn lahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -naaday, -naatay
Qeexid: Qof hanweyni qaba noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: eeg hanweyn. ld han weynaansho, hanweyni.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: eeg hanweynow.
Qeexid Xigta: ld hanweyni.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg hawee. ld haweys.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Wax jurmi weyn leh ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Cid dawga san ku toosin.
Qeexid Xigta: Dhaqan, figrad, ama aragti cid ku barbaarin.
Qeexid Kale: Cid meel aanay garanayn tusid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Isla weynaan aan kibir ku jirin; qab.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]