Qeexid
"Qof hanweyni qaba noqosho."
[-naaday, -naatay]
hanweynow aaday
hanweynow aatay
f.mg3"Qof hanweyni qaba noqosho."
Wadaag:
Dareen qof ku dhaliya in uusan qaadan, waxyaabaha uu u qabo in aanay u qalmin; qab weyn leh. ld hanweynaan.
m.dh
Wadaag:
Nafley wax weyn noqosho.
La w.: wax weyn cid ugu muuqasho.
Isla w.: qab iyo kibir isu yeelid. 4. Iskala w.: qof cid iska sarreysiin.
f.mg3
-naaday, -naatay
Wadaag: