Qeexid
"Ka h.: wax inta looga baahanyahay ka qaadasho."
[-eelay, -eeshay]
haqabbeel2 elay
haqabbeel2 eshay
f.mg1"Ka h.: wax inta looga baahanyahay ka qaadasho."
Wadaag:
Baahibeelidda wax laga baahibeelo. ld haqabbeelid.
m.l
Wadaag:
Ku c.: qof, baadidoon daal badan kala kulmid.
f.mg1
-eelay, -eeshay
Wadaag:
Dheri karsamaya biyo ka dhamaasho.
f.mg1
-eelay, -eeshay
Wadaag:
Wax la kulmid.
Wax helitaankoodu muhiim yahay la kulmid.
f.g1
-eelay, -eeshay
Wadaag:
Xoogxaraash ahaansho. ld gaajabbeel2.
f.mg1
-eelay, -eeshay
Wadaag:
Awoodda maqalka waayid (nafley).
f.mg1
-eelay, -eeshay
Wadaag:
Indho nuurkii aragga lumin. ld aragbeel2.
f.mg1
-eelay, -eeshay
Wadaag:
Nafley baahneyd gaajo iska reebid. ld qaajabbeel2.
f.mg1
-eelay, -eeshay
Wadaag:
Gaadiid la rarto garbaha ka dhaawacmid.
f.mg1
-eelay, -eeshay
Wadaag:
Wax harraad ku ba'ayo cabbid.
f.mg1
-eelay, -eeshay
Wadaag:
Koox dabeeci ahaan sabo ku wada uuman, oo isugu jira sinjiyo dhir iyo xayawaanba leh.
m.dh.u
Wadaag: