Qeexid

"ld haqabtirid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga haqabtir oo kali ah:
  • Golaha Midnimada Soomaaliyeed ee Finland wuxuu dib u cusbooneysiin ku sameeyay homepegka si uu u haqabtiro baahida xubnahiisa iyo hayƤdaha ay xiriirka leeyihiin ee ka hawlgala wadanka gudihiisa iyo dibadiisaba.
  • Weynaashahaa ay weynaatay ayaa sabab u ah in uu xuubkeedu ku filnaan waayo, awoodina kari waayo in uu qashinkeeda saaro iyo in uu ka haqabtiri waayo baahida ay u qabto ogsijiinta.