Qeexid

"(f.g) Digo iwm meel ka xaarid."

Qeexid Kale

(f.mg) Qof dad uu la socday ka gaabin. 4. (f.mg) Wax la isticmaalay in yar ka baaqi noqosho. 5. (f.mg) U h.: qof dhintay xoolo ka dhaxlid.

Qeexid Xigta

(f.mg) Safar iwm dad u bixi lahaa mid ka mid ah ka baaqasho.

Wadaag: