Qeexid
"Haraaryo samayn."
[-ooday, -ootay]
haraaryo oday
haraaryo otay
f.mg3"Haraaryo samayn."
Wadaag:
Neef-tuur xooluhu samee-yaan wakhtiga kulaylaha markay qooraxdu qabato.
m.dh
Wadaag:
H. ah: Neef xoolo ah oo weligiiba ka hara xoolaha uu la soofo.
Baaqi. ld hardabaa.
m.l
Wadaag:
Ku h.: eed aan sal lahayn cid u jeedin.
Cid ceebeyn.
f.g1
Wadaag:
/2 (-iyay, -iday/isay; -iyi) Si xoog leh cagta wax ugu dhufasho. ld harraati2.
f.g1
Wadaag:
Si xoog leh oo cagta wax loogu dhufto. ld harraati1.
m.dh
Wadaag:
Eedeynta cid wax ayna qabin oo ay ka gubanayso lagu eedeeyo.
Ceebayn cid loo jeediyo. ld haaraamid.
m.l
Wadaag:
(-rgo/-rko, m.dh) Maqaar nafleyda oogada kore uga rogan.
m.l
Wadaag: