Qeexid

"(-iyo, m.dh) Nooc ka mid ah warmaha waaweyn."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga haraati oo kali ah:
  • Doorashada KULMIYE waxay sidoo kale meel xun taabatay niman ay madaxda KULMIYE biyo hoostood iska haraatiyeen.
  • Intuu bustayaashii ka xajistey ayuu isagoo weli madaxu u dadanyahay haraati xoog leh dib ugu saydhay.