Qeexid
"(-rro, m.dh) Maqaarka waxaraha oo inta la qalajiyey laysku tolay, oo gogol ahaan loo isticmaalo."
"(-rro, m.dh) Maqaarka waxaraha oo inta la qalajiyey laysku tolay, oo gogol ahaan loo isticmaalo."
Wadaag:
(-rgo/-rko, m.dh) Maqaar nafleyda oogada kore uga rogan.
m.l
Wadaag:
(-rro, m.dh) Harag si gaar ah loo tolay oo nafleyda irmaan oo ay ilmuhu ka dhinteen lagu godliyo; gandool.
m.l
Wadaag:
H. ah: Neef xoolo ah oo weligiiba ka hara xoolaha uu la soofo.
Baaqi. ld hardabaa.
m.l
Wadaag:
Beer caws xun ka gurid.
Wax nijaasayn.
f.g2
-meeyay, -maysay
Wadaag:
Caws yaryar oo beeraha ka baxa oo dalagga guba haddii aan laga falin. ld harame.
m.dh
Wadaag:
Naasley duur joog ah, hilib ku nool ah, oo laga helo Afrika, una eg shabeel, laakiin ka jurmi weyn. ld haramcas.
m.l
Wadaag:
/2 (-iyay, -iday/isay; -iyi) Si xoog leh cagta wax ugu dhufasho. ld harraati2.
f.g1
Wadaag: