Qeexid
"Caws yaryar oo beeraha ka baxa oo dalagga guba haddii aan laga falin. ld harame."
"Caws yaryar oo beeraha ka baxa oo dalagga guba haddii aan laga falin. ld harame."
Wadaag:
Beer caws xun ka gurid.
Wax nijaasayn.
f.g2
-meeyay, -maysay
Wadaag:
Naasley duur joog ah, hilib ku nool ah, oo laga helo Afrika, una eg shabeel, laakiin ka jurmi weyn. ld haramcas.
m.l
Wadaag:
(-rgo/-rko, m.dh) Maqaar nafleyda oogada kore uga rogan.
m.l
Wadaag:
H. ah: Neef xoolo ah oo weligiiba ka hara xoolaha uu la soofo.
Baaqi. ld hardabaa.
m.l
Wadaag:
Cuntada harkii la cuno; qado.
Wax jirro awgeed loo takooro.
m.dh
Wadaag:
Waqtiga maalinta bartankeeda ah ee qorraxdu ugu kulushahay. ld harsiimo.
m.dh
Wadaag:
Si xoog leh oo cagta wax loogu dhufto. ld harraati1.
m.dh
Wadaag: