Qeexid
"(-amay, -antay; -ami) Laba nafley madaxa ku dagaalamid. ld hertan2."
"(-amay, -antay; -ami) Laba nafley madaxa ku dagaalamid. ld hertan2."
Wadaag:
Isku dhufashada laba nafley madaxa isku dhuftaan. ld hardamid.
m.l
Wadaag:
Si hardaf ah faras u ordisiin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Weel aagaanka ka weyn, saab iyo haruub leh oo biyaha iyo caanaha lagu shubto.
Weel weyn oo bir ama shamiinto ka samaysan oo biyaha iyo shidaalka lagu kaydsado.
m.dh
Wadaag:
/2 (-iyay, -iday/isay; -iyi) Madaxa ku dagaalamid. ld harati, herti2.
f.g1
Wadaag:
(-amay, -antay; -ami) Socod tabar yar socosho; luudid.
f.mg1
Wadaag:
(-aamay, -aantay; -aami) Dhawr geeddi oo aan kala go' lahayn meel fog ugu guurid.
f.mg1
Wadaag: