Qeexid

"Madaxa oo wax lagu dhufto. ld herti1."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga hardi oo kali ah:
  • الواجب: Waajibka waa waxa sugan ee la isku faray Kitaabka ama Sunnada, daliilna uusan lahayn inuu yahay mid loo baahan yahay iyo inuu yahay shardi, qofkii sameeyana uu leeyahay ajar loona ciqaabayo qofkii ka taga cudur la’aan.
  • Heshiisku ma qorayo shardi ah in Barlamaanka Dowladda Federaalka iyo Golaha Hoggaamiya ASWJ ansixiyaan ka hor dhaqan gelintiisa.