Qeexid

Timo ka soo baxa labada dhaban ee ragga. ld harreed.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga hareed oo kali ah:
  • Safka hore Midig:Cumar Ciise Maxamed, Maxamed Yuusuf Cali, Ibraahim Cabdi Maxamed, Maxamed Shariif Maleele, dhakgtar, Axmed Teenis, Horhorre, Cabdurabbow: Safka dambe midig: Hareed, Dhuudhi, Cabdullaahi Cabdi Camalow.