Qeexid

"(-ro, m.l) Dhinac; barbar."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga hareer oo kali ah:
  • Suuqa Bakaaraha hareereyn ku haya ciidamada dowladda Federalka KMG ah ee kuwaasi oo wado walba iyo goob ganacsi hortaagan.
  • Booliska iyo Millateriga dowladda Fedaraalka KMG ah ayaa subaxnimadii hore ee saakay isku gadaamay xaafaddaas, iyagoo hareereeyey isla markaana jaray waddooyinka soo gala iyo kuwa ka baxa xaafaddaas, waxaana xiran Cisbitaalka Madiina jidka gala ay jareen.