Qeexid

"Wax dhinac kasta ka marid."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga hareeree oo kali ah:
  • "Laba markab oo kuwa dagaalka ah ayaa isku hareereeyay doonida oo ay wataan afar afduubayaal ah ayna saaran tahay haweeneydii Faransiiska ahayd ee xalay la afduubay," ayuu yiri wasiirka dalxiiska dalka Kenya Najib Balala.
  • Mid ka mid ah dadaka haalkaasi ayaa yidhi, " Waxaa hoteelka hareereeyey ciidamo ka socda dowladda Kenya, waxayna baadheen qol walba oo ka mid ah hoteelka, waxaanay furfureen boorsooyinka, wax ay naga heleena ma jirto."