Qeexid
"eeg hareereysan. ld hareereysnaansho."
"eeg hareereysan. ld hareereysnaansho."
Wadaag:
Wax hareer kasta looga meersan yahay ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Wax dhinac kasta ka marid.
f.g2
-reeyay, -raysay
Wadaag:
eeg heeryeysan. ld heeryeysnaansho, reeryeysnaan, reeryeysnaansho.
m.f.dh
Wadaag:
(hareeri, m.dh) Geed aan qodax lahayn, dhirta waaweyn ka mid ah oo toos u baxa.
m.l
Wadaag: