Qeexid
"Si nac ku jiro qof wax u yeelid."
[-meeyay, -meysay]
hargaame eeyay
hargaame eysay
f.g2"Si nac ku jiro qof wax u yeelid."
Wadaag:
Beer caws xun ka gurid.
Wax nijaasayn.
f.g2
-meeyay, -maysay
Wadaag:
Waqtiga u dhexeeya duhurkii iyo casirkii.
ld hargelid. ld hargalmo, hergel1, hergalmo.
m.l
Wadaag:
Xanuun qufac, hindhiso iyo xummad leh oo dadka ku dhaca; duray. ld hergeb.
m.l
Wadaag:
Cudur muddo gaaban oo la is qaadsiiyo waxaana keena fiirus. Wuxuu ku dhacaa xubnaha neef mareenka.
m.l
Wadaag:
Qorrax hoos ka gelid.
U h.: cid waqti duhur ah u martiyid. ld hergel2.
f.mg1
Wadaag:
Cid hagardaamo ku samayn.
f.g2
-meeyay,-maysay
Wadaag:
Meel degaan ka dhigid. ld deegaamee, deegaami, degaami.
f.g2
-meeyay, -meysay
Wadaag: