Qeexid
"Si nacabnimo ah oo qof loo waxyeelleeyo."
"Si nacabnimo ah oo qof loo waxyeelleeyo."
Wadaag:
Si nac ku jiro qof wax u yeelid.
f.g2
-meeyay, -meysay
Wadaag:
Xanuun qufac, hindhiso iyo xummad leh oo dadka ku dhaca; duray. ld hergeb.
m.l
Wadaag:
Cudur muddo gaaban oo la is qaadsiiyo waxaana keena fiirus. Wuxuu ku dhacaa xubnaha neef mareenka.
m.l
Wadaag:
Qorrax hoos ka gelid.
U h.: cid waqti duhur ah u martiyid. ld hergel2.
f.mg1
Wadaag:
Waqtiga u dhexeeya duhurkii iyo casirkii.
ld hargelid. ld hargalmo, hergel1, hergalmo.
m.l
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Dhibaato cid aan ka digtoonayn lagu sameeyo. ld hagardaanyo.
m.dh
Wadaag:
Cuntada harkii la cuno; qado.
Wax jirro awgeed loo takooro.
m.dh
Wadaag:
Waqtiga maalinta bartankeeda ah ee qorraxdu ugu kulushahay. ld harsiimo.
m.dh
Wadaag: