Qeexid
Wax hargab hayo ahaansho.
[-naa, -nayd]
f.mg4Wax hargab hayo ahaansho.
Fal / verb
m.f.dh
Qeexid: eeg hargabsan. ld hargabsanaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Xanuun qufac, hindhiso iyo xummad leh oo dadka ku dhaca; duray. ld hergeb.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Cudur muddo gaaban oo la is qaadsiiyo waxaana keena fiirus. Wuxuu ku dhacaa xubnaha neef mareenka.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg4
Labdhedig: -amaa, -amayd
Qeexid: Wax si fiican loo farsameeyey ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Labdhedig: -bay, -btay
Qeexid: Duray qaadid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: /dh ld hargabsanaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg hargab3.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Labdhedig: -gay, -gtay
Qeexid: ld xargag2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Wax intoodii badnayd tagtay, wax ka haray ahaansho. Tus. “Waqtigii wax baa inooga harsan ee hawsha wada”.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Waqtiga u dhexeeya duhurkii iyo casirkii.
Qeexid Xigta: ld hargelid. ld hargalmo, hergel1, hergalmo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld xargag1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Qeexid: Qorrax hoos ka gelid.
Qeexid Xigta: U h.: cid waqti duhur ah u martiyid. ld hergel2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Daahid qof ka daaho meel laga sugayey.
Qeexid Xigta: H. ah: Qof ka daahay meel laga sugayey.
Qeexid Kale: ld habsaamid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Qeexid: (-aamay, -aantay; -aami) Wax dib u dhacay ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld hagabsasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Si nacabnimo ah oo qof loo waxyeelleeyo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: ld hargal.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: ld xargagid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -snaa, -snayd
Qeexid: Meel hoos leh ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Qof ugaarsashada aad u yaqaan.
Qeexid Xigta: Qof hawlkar ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]