Qeexid
"(-syo/-so, m.l) Hargo weylo yaryar oo inta laysku tolay gogol laga dhigto."
"(-syo/-so, m.l) Hargo weylo yaryar oo inta laysku tolay gogol laga dhigto."
Wadaag:
(-so, m.l) Hargo badan oo waylo ama ari yaryar laga baxshay oo la isku tolay oo la goglado.
m.dh
Wadaag:
Xaalad waxyeello weyn keenta.
H. ah: khatar ah (meel).
m.dh
Wadaag:
Xanuun qufac, hindhiso iyo xummad leh oo dadka ku dhaca; duray. ld hergeb.
m.l
Wadaag:
Cudur muddo gaaban oo la is qaadsiiyo waxaana keena fiirus. Wuxuu ku dhacaa xubnaha neef mareenka.
m.l
Wadaag:
Qorrax hoos ka gelid.
U h.: cid waqti duhur ah u martiyid. ld hergel2.
f.mg1
Wadaag:
Waqtiga u dhexeeya duhurkii iyo casirkii.
ld hargelid. ld hargalmo, hergel1, hergalmo.
m.l
Wadaag:
Si nac ku jiro qof wax u yeelid.
f.g2
-meeyay, -meysay
Wadaag: