Qeexid
"Xoolo meel hoos leh oo ay qorraxda ka galaan geyn. ld hergeli."
[-iyay, -isay]
hargel yay
hargel say
f.g2"Xoolo meel hoos leh oo ay qorraxda ka galaan geyn. ld hergeli."
Wadaag:
Hawl, shaqo iwm sidii loogu talaggalay u fulin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Cid war aysan horay u hayn gaarsiin ama u sheegid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Qorrax hoos ka gelid.
U h.: cid waqti duhur ah u martiyid. ld hergel2.
f.mg1
Wadaag:
Waqtiga u dhexeeya duhurkii iyo casirkii.
ld hargelid. ld hargalmo, hergel1, hergalmo.
m.l
Wadaag:
Xanuun qufac, hindhiso iyo xummad leh oo dadka ku dhaca; duray. ld hergeb.
m.l
Wadaag:
Cudur muddo gaaban oo la is qaadsiiyo waxaana keena fiirus. Wuxuu ku dhacaa xubnaha neef mareenka.
m.l
Wadaag: