Qeexid
"ld hargelin."
"ld hargelin."
Wadaag:
Xoolo meel hoos leh oo ay qorraxda ka galaan geyn. ld hergeli.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Xaalad waxyeello weyn keenta.
H. ah: khatar ah (meel).
m.dh
Wadaag:
(-syo/-so, m.l) Hargo weylo yaryar oo inta laysku tolay gogol laga dhigto.
m.dh
Wadaag:
Cid war aysan horay u hayn gaarsiin ama u sheegid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Hawl, shaqo iwm sidii loogu talaggalay u fulin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Cudur muddo gaaban oo la is qaadsiiyo waxaana keena fiirus. Wuxuu ku dhacaa xubnaha neef mareenka.
m.l
Wadaag:
Waqtiga u dhexeeya duhurkii iyo casirkii.
ld hargelid. ld hargalmo, hergel1, hergalmo.
m.l
Wadaag:
Qorrax hoos ka gelid.
U h.: cid waqti duhur ah u martiyid. ld hergel2.
f.mg1
Wadaag: