Qeexid
"Qado bixin."
[-meeyay, -maysay]
harime eeyay
harime aysay
f.g2"Qado bixin."
Wadaag:
Cuntada harkii la cuno; qado.
Wax jirro awgeed loo takooro.
m.dh
Wadaag:
Beer caws xun ka gurid.
Wax nijaasayn.
f.g2
-meeyay, -maysay
Wadaag:
Wax har u yeelid.
Wax iftiin ka qarin.
f.g2
-eeyay, -eeysay
Wadaag:
Si nac ku jiro qof wax u yeelid.
f.g2
-meeyay, -meysay
Wadaag:
Wax dhinac kasta ka marid.
f.g2
-reeyay, -raysay
Wadaag:
Unug tarmineed lab, unug tarmineed dheddig dhex gelid.
Dhul si uu bacrin u noqdo digo ama walax kiimika ah ku shubid. ld bacrimi.
f.g2
-meeyay, -maysay
Wadaag:
(f.g) Hogayn.
(f.g) wax si aan nidaamsanayn u qabin.
(f.mg) Cararid.
f.g
-meeyay, -meysay
Wadaag:
Biyo badan oo fadhiya oo aala macaan oo dhinac walba dhul kaga wareegsanyahay; balli weyn.
Hungowga ku dhaca herinta marka ugaar la soo waayo.
m.dh
Wadaag:
(f.g) Digo iwm meel ka xaarid.
(f.mg) Safar iwm dad u bixi lahaa mid ka mid ah ka baaqasho.
(f.mg) Qof dad uu la socday ka gaabin. 4. (f.mg) Wax la isticmaalay in yar ka baaqi noqosho. 5. (f.mg) U h.: qof dhintay xoolo ka dhaxlid.
f.g
-ray, -rtay
Wadaag:
haro folkaaneed m.l (-dyo, m.dh) (jool.) Biyo fadhiisin ku samaysmay karaytar folkaano oo cidhib go'ay.
Wadaag: