Qeexid
"ld harin."
"ld harin."
Wadaag:
Saabuun m. ah: saabuun adag oo dharka lagu dhaqdo.
Shimbir yar oo mucjisad leh; waxay si layaab leh ugu hoggaamisaa ninka herinka ah oo keliya, ugaar, habar dugaag, halaqa qaar ka mid ah, malabka shinnida iwm. Waris, buli, shimbir malab.
ld marin2.
m.l
Wadaag:
Cuntada harkii la cuno; qado.
Wax jirro awgeed loo takooro.
m.dh
Wadaag:
haro folkaaneed m.l (-dyo, m.dh) (jool.) Biyo fadhiisin ku samaysmay karaytar folkaano oo cidhib go'ay.
Wadaag:
Wax if qabtay hooska uu bixiyo.
Meel dusha ka dedan, waab, guri iwm hooskooda qabow.
m.l
Wadaag:
(f.g) Digo iwm meel ka xaarid.
(f.mg) Safar iwm dad u bixi lahaa mid ka mid ah ka baaqasho.
(f.mg) Qof dad uu la socday ka gaabin. 4. (f.mg) Wax la isticmaalay in yar ka baaqi noqosho. 5. (f.mg) U h.: qof dhintay xoolo ka dhaxlid.
f.g
-ray, -rtay
Wadaag:
Caws gaaggaaban oo iduhu aad u jecel yihiin oo ka baxa meelaha biyo qabatinka leh.
m.l
Wadaag:
Biyo badan oo fadhiya oo aala macaan oo dhinac walba dhul kaga wareegsanyahay; balli weyn.
Hungowga ku dhaca herinta marka ugaar la soo waayo.
m.dh
Wadaag:
haro folkaaneed m.l (-dyo, m.dh) (jool.) Biyo fadhiisin ku samaysmay karaytar folkaano oo cidhib go'ay.
Wadaag: