Qeexid
"Wax si u kala laalaada ahaansho."
[-naa, -nayd]
harjacsan aa
harjacsan ayd
f.mg4"Wax si u kala laalaada ahaansho."
Wadaag:
Wax la halciyay ahaansho (hilib).
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Wax habac ku dhacay ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Ku j.: wax la samaynayo ku raali ahaansho. Tus. “Cali xilkaas in uu qabto kuma jacsana.”
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Wax intoodii badnayd tagtay, wax ka haray ahaansho. Tus. “Waqtigii wax baa inooga harsan ee hawsha wada”.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Qof sakaraad hayo rafasho.
Qof mintidnimo dheeraad ah muujin.
f.mg1
-day, -dday
Wadaag:
H. ah: qof sakaraad ah oo naftu dhibayso.
H. ah: qof mintid ah.
ld harjadid.
m.l
Wadaag:
Wax nijaasi ku hallowday ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag: