Qeexid
"Wax tolan ahaansho."
[-naa, -nayd]
harqaaman aa
harqaaman ayd
f.mg4"Wax tolan ahaansho."
Wadaag:
Dhul beereed, aan carro madow ahayn, ee dhagxaanta iyo carro guduuddu ku badantahay, oo dhulka adablaha ah xagga dhagaxa ka xiga.
ld kharqaan, sharqaan. Makiinad dharka lagu tolo.
m.l
Wadaag:
(-layaal, m.l/dh) Qof dharka makiinad ku tola. ld kharqaanle, sharqaanle.
m.l
Wadaag:
(-dyo, m.dh) Naag naxariis daran oo xalaal iyo xaaraan isugu mid yihiin. ld hamaanad.
m.dh
Wadaag:
Cid biyo ku hafin.
Cid wax aad uga dhergin.
ld hirqi.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Nafley biyo ku hafasho.
Nafley wax aad uga dhergid. ld hirqo.
f.mg3
-qaday, -qatay
Wadaag:
(-bayaal, m.l/dh) Galab ama subax marka qorraxdu gaabantahay.
m.l
Wadaag:
Wax intoodii badnayd tagtay, wax ka haray ahaansho. Tus. “Waqtigii wax baa inooga harsan ee hawsha wada”.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag: