Qeexid

"Dhul beereed, aan carro madow ahayn, ee dhagxaanta iyo carro guduuddu ku badantahay, oo dhulka adablaha ah xagga dhagaxa ka xiga."

Qeexid Xigta

ld kharqaan, sharqaan. Makiinad dharka lagu tolo.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga harqaan oo kali ah:
  • Sabrina shop wuxuu kuu hayaa, dhamaan noocyada cuntada, cabitaano kala duwan, Hilib, Xalwad, dhar iyo harqaanle, Kosmstik iyo waliba kaararka telefoonada.
  • Sabrina shop wuxuu kuu hayaa, dhamaan noocyada cuntada, cabitaano kala duwan, Hilib, Xalwad, dhar iyo harqaanle, Kosmstik iyo waliba kaararka telefoonada.