Qeexid
"Dhul beereed, aan carro madow ahayn, ee dhagxaanta iyo carro guduuddu ku badantahay, oo dhulka adablaha ah xagga dhagaxa ka xiga."
Qeexid Xigta
ld kharqaan, sharqaan. Makiinad dharka lagu tolo.
"Dhul beereed, aan carro madow ahayn, ee dhagxaanta iyo carro guduuddu ku badantahay, oo dhulka adablaha ah xagga dhagaxa ka xiga."
ld kharqaan, sharqaan. Makiinad dharka lagu tolo.
Wadaag:
(-layaal, m.l/dh) Qof dharka makiinad ku tola. ld kharqaanle, sharqaanle.
m.l
Wadaag:
Farxad iyo firifircooni laga helo cunida qaadka.
M. ah: qof ay ka muuqato farxad iyo firfircoon qaad uu cunay dartii. ld murqaan.
m.l
Wadaag:
Galowda, rubadda.
Weel yar, saab iyo haruub leh oo biyaha iyo caanaha lagu shubto.
m.l
Wadaag:
Nin naxariis daran oo xalaal iyo xaaraan isugu mid tahay. ld haamaan.
m.l.kh
Wadaag:
Isku dhufashada laba nafley madaxa isku dhuftaan. ld hardamid.
m.l
Wadaag:
Dhawr geeddi, aan kala go' lahayn, oo meel fog loogu guuro.
H. ah: dad iyo xoolo guuraya oo meel fog u socda.
m.l
Wadaag:
Eedeynta cid wax ayna qabin oo ay ka gubanayso lagu eedeeyo.
Ceebayn cid loo jeediyo. ld haaraamid.
m.l
Wadaag:
Daahid qof ka daaho meel laga sugayey.
H. ah: Qof ka daahay meel laga sugayey.
ld habsaamid.
m.l
Wadaag:
Xusuus la'aanta la xusuusan waayo wax hore loo soo maray.
ld halmaamid.
m.l
Wadaag: