Qeexid
"Dhar makiinad ku tolid."
[-aamay, -aantay]
harqaan2 amay
harqaan2 antay
f.g1"Dhar makiinad ku tolid."
Wadaag:
Dhul beereed, aan carro madow ahayn, ee dhagxaanta iyo carro guduuddu ku badantahay, oo dhulka adablaha ah xagga dhagaxa ka xiga.
ld kharqaan, sharqaan. Makiinad dharka lagu tolo.
m.l
Wadaag:
(-layaal, m.l/dh) Qof dharka makiinad ku tola. ld kharqaanle, sharqaanle.
m.l
Wadaag:
(-aamay, -aantay; -aami) Qaad cuniddiisa farxad iyo firfircooni ka helid (qof). ld murqaan2.
f.mg1
Wadaag:
Weel aagaanka ka weyn, saab iyo haruub leh oo biyaha iyo caanaha lagu shubto.
Weel weyn oo bir ama shamiinto ka samaysan oo biyaha iyo shidaalka lagu kaydsado.
m.dh
Wadaag:
Mushkilo xallinteeda kari waayid. ld hamaanso (3).
f.mg1
-nay, -ntay
Wadaag:
(-amay, -antay; -ami) Laba nafley madaxa ku dagaalamid. ld hertan2.
f.mg1
Wadaag:
(-aamay, -aantay; -aami) Dhawr geeddi oo aan kala go' lahayn meel fog ugu guurid.
f.mg1
Wadaag:
Ku h.: eed aan sal lahayn cid u jeedin.
Cid ceebeyn.
f.g1
Wadaag:
(-aamay, -aantay; -aami) Wax dib u dhacay ahaansho.
f.mg1
Wadaag:
(-aamay, -aantay; -aami) Wax illoobid. ld hilmaan2.
f.g1
Wadaag: