Qeexid
Gabal maro ah.
Qeexid Kale
ld harqasho.
Qeexid Xigta
Galka barkinta.
Gabal maro ah.
ld harqasho.
Galka barkinta.
magac / noun
Dheddig / feminine
m.l
Qeexid: ld dharqasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Cad ama jeex yar oo maro ah.
Qeexid Xigta: Hal maro ah oo la geliyo barkimaha. ld harqad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Labdhedig: -aamay, -aantay
Qeexid: Dhar makiinad ku tolid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Dhul beereed, aan carro madow ahayn, ee dhagxaanta iyo carro guduuddu ku badantahay, oo dhulka adablaha ah xagga dhagaxa ka xiga.
Qeexid Xigta: ld kharqaan, sharqaan. Makiinad dharka lagu tolo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg3
Labdhedig: -aantay, -aamatay
Qeexid: Maro iwm tolasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg harqo. ld harqad (3), hirqad, hirqasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Cad yar, beer ka mid ah oo qof maalin fali karo.
Qeexid Xigta: ld
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg3
Labdhedig: -qaday, -qatay
Qeexid: Nafley biyo ku hafasho.
Qeexid Xigta: Nafley wax aad uga dhergid. ld hirqo.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Cid biyo ku hafin.
Qeexid Xigta: Cid wax aad uga dhergin.
Qeexid Kale: ld hirqi.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg harqaan2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Wax tolan ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-layaal, m.l/dh) Qof dharka makiinad ku tola. ld kharqaanle, sharqaanle.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld harqin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld harsasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Baalal xalxalleefsan oo jiljilicsan oo wax lagu qorto.
Qeexid Xigta: Xaashi qoran oo la isu diro. ld waraaq, warqaad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Labdhedig: -day, -dday
Qeexid: Qof sakaraad hayo rafasho.
Qeexid Xigta: Qof mintidnimo dheeraad ah muujin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: H. ah: qof sakaraad ah oo naftu dhibayso.
Qeexid Xigta: H. ah: qof mintid ah.
Qeexid Kale: ld harjadid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld hirqasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg harqi. ld hirqin. ld harqis.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg harqaaman. ld harqaamaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]