Qeexid

"(-llo, m.dh) Harka galabtii walxaha iyo nafleydu yeeshaan."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga harqoodaal oo kali ah:
  • Raggii aqalka Guuleed ee cirifka tuulada ugu taag iyo tilmaan dheeraa shaah ku cabbayey harqoodaalkiisa ayaa is wada dhugtay.