Qeexid
"(-rro, m.dh) Gogol caws ka samaysan oo lagu seexdo ama guriga lagu dedo. ld harar1."
"(-rro, m.dh) Gogol caws ka samaysan oo lagu seexdo ama guriga lagu dedo. ld harar1."
Wadaag:
Wax if qabtay hooska uu bixiyo.
Meel dusha ka dedan, waab, guri iwm hooskooda qabow.
m.l
Wadaag:
Derin guryaha lagu dedo.
Dun dermooyinka lagu qurxiyo. ld harar2.
m.dh
Wadaag:
(-no, m.dh) Cayayaan lix lugoodle ah, dalalka kulul ku nool, oo dib sun xambaarsan oo uu wax ku qaniino leh. ld hanraar, harraar.
m.l
Wadaag:
Qaylo, taah, dhaqdhaqaaq iwm oo uu sameeyo qof xanuun badani hayo.
m.l
Wadaag:
Wax harraad hayo ahaansho.
U h.: Wax, wax aad u jecel ahaansho. ld harraadsan.
f.mg4
-dnaa, -dnayd
Wadaag: