Qeexid
"Derin guryaha lagu dedo."
Qeexid Xigta
Dun dermooyinka lagu qurxiyo. ld harar2.
"Derin guryaha lagu dedo."
Dun dermooyinka lagu qurxiyo. ld harar2.
Wadaag:
(f.g) Digo iwm meel ka xaarid.
(f.mg) Safar iwm dad u bixi lahaa mid ka mid ah ka baaqasho.
(f.mg) Qof dad uu la socday ka gaabin. 4. (f.mg) Wax la isticmaalay in yar ka baaqi noqosho. 5. (f.mg) U h.: qof dhintay xoolo ka dhaxlid.
f.g
-ray, -rtay
Wadaag:
(-rro, m.dh) Gogol caws ka samaysan oo lagu seexdo ama guriga lagu dedo. ld harar1.
m.l
Wadaag:
Wax adag dillaac yeelasho. ld qarrar2.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
(-no, m.dh) Cayayaan lix lugoodle ah, dalalka kulul ku nool, oo dib sun xambaarsan oo uu wax ku qaniino leh. ld hanraar, harraar.
m.l
Wadaag:
Wax harraad hayo ahaansho.
U h.: Wax, wax aad u jecel ahaansho. ld harraadsan.
f.mg4
-dnaa, -dnayd
Wadaag: