Qeexid
"Hooska ay walxuhu yeeshaan subaxii marka ay qorraxdu ku dhacdo; hoos horaad. ld harsubxeed."
"Hooska ay walxuhu yeeshaan subaxii marka ay qorraxdu ku dhacdo; hoos horaad. ld harsubxeed."
Wadaag:
Qorraxda iyo meereyaasha waaweyn ee ku dul wareega.
m.l
Wadaag:
/dh (juqr.) Biyo gun gaaban oo qayb ahaan ama dhammaan uu liid dhuleed dhuuban badda ka gooyo.
m.l
Wadaag:
Qorrax meel hoos ah ka gelid.
Goor maalin ah cid marti u noqosho. ld herso.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag:
Wax intoodii badnayd tagtay, wax ka haray ahaansho. Tus. “Waqtigii wax baa inooga harsan ee hawsha wada”.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Waqtiga maalinta bartankeeda ah ee qorraxdu ugu kulushahay. ld harsiimo.
m.dh
Wadaag: