Qeexid

"Daboolka"

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga haruub oo kali ah:
  • Deeqa:-(Iyada oo dhoolla-caddaynaysa), micna ma leh taas aboowe, haddii loo baahdo, mar kastoo aad timaadid Goofka, Lugaha ayaan kuu tuutuujinayaa, markii aad fiidyadii laabaneysidna, waxaan ku cabsiinayaa Haruub Caana Lo'aad ah oo kulul.
  • Geeljiraha ayaa waxay kuu sheegayaan in aysan doonayn oo aysan xiisaynayn in Geella ay ku maalaan Haruubgaal ama Doobi oo ay dhib ku tahay in ay cullaan sidaas darteedna ay ku maalaan caagad la kala jaray ama joog.