"(-llo, m.dh) Haruub weyn oo geela lagu liso."
Wadaag:
Daboolka
m.l
Haruub qori la qoray ka samaysan.
ld huruuf2.
f.mg1
-fay, -ftay
Bari idaad oo subaggii la shiilay; shariir; shaxaroor.
m.dh
ld huruufid.
Nooc dalagga la beerto ka mid ah, la cuno, oo leh bal, sabuul, iyo miro yar-yar.
Isxilsaar; aabayeel.