Qeexid
"Waqti kulul meel aan dhir lahayn madaxa isgashasho(ido)."
[-leeyay, -leysay]
harwaraable eeyay
harwaraable eysay
f.mg2"Waqti kulul meel aan dhir lahayn madaxa isgashasho(ido)."
Wadaag:
Waqtiga kulul meelaha aan geedaha lahayn isgelinta iduhu ay madaxa isgeliyaan.
m.l
Wadaag:
H. ah: Neef xoolo ah oo weligiiba ka hara xoolaha uu la soofo.
Baaqi. ld hardabaa.
m.l
Wadaag:
Beer caws xun ka gurid.
Wax nijaasayn.
f.g2
-meeyay, -maysay
Wadaag: