Qeexid

"Bus fuula alaab aan mudda la isticmaalin."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga has oo kali ah:
  • Socdaalka Maxamed dheere ayaan ilaa hada laga bixin faah-faahin dheeraad ah,hase yeeshee warar soo baxaya ayaa sheegaya in uu Magaalada Baydhabo uu Wadahadalo kula yeelanayo Madaxweynaha Soomaaliya C/laahi Yuusuf Axmed oo Xiligaan Baydhabo ku sugan.
  • Hadal wasiirka Gashandhiga ayaa ku soo aadey xilli muran weyn ka dhashey imaanshihiisa magaalada Kismayo taas oo shaki weyn ku abuurtey shacabka Waamo.