Qeexid

"Wax la is yeelsiiyo; xoog; dirqi; sandulle, khasab."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga hawaan oo kali ah:
  • Dhawaan ayay ahayd markii xildhibaanno doonayay inay xarunta golaha shacabka ku shiraan loo diiday, iyagoo ku eedeeyay arintaas guddoonka sare ee baarlamaanka iyo ciidamada AMISOM.
  • Ururka Midowga Afrika ayaa sheegay in ciidamo ka socda dalalka afrika ay dhawaan gaari doonaan Muqdisho, si ay uga qaybqaataan howlaha nabad ilaalineed ee ay ka wadaan gudaha Somalia.