Qeexid
"Si bahardaad ah oo geelu u fariisto."
Qeexid Xigta
ld hawaarid.
"Si bahardaad ah oo geelu u fariisto."
ld hawaarid.
Wadaag:
Neef geel ah hawaar u yeelid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
(-ro, m.l) Jiitin weyn oo geela dheegga looga sunto.
m.dh
Wadaag:
Si barraaq ah u fariisasho (neef geel ah).
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Qaylo, taah, dhaqdhaqaaq iwm oo uu sameeyo qof xanuun badani hayo.
m.l
Wadaag:
Neef geel ah wax hawaar leh ahaansho.
ld hawaarsan.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
Wax barraaq u fadhiya ahaansho. ld hawaaran.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
eeg hawaaran. ld hawaarsanaan. ld hawaarnaansho.
m.f.dh
Wadaag:
Wax if qabtay hooska uu bixiyo.
Meel dusha ka dedan, waab, guri iwm hooskooda qabow.
m.l
Wadaag:
Haynta niyadda lagu hayo wax helitaankooda.
ld hawaawiyid.
m.l
Wadaag:
(-rar, m.l) Cabbir dhererka lagu cabbiro oo la mid ah seddax cagood ama soddon iyo lix hiish ama 0.914 mitir.
m.l
Wadaag:
eeg hawaarsan. ld hawaarnaan, hawaarnaansho, hawaarsanaansho.
m.f.dh
Wadaag:
Si aan sugnayn u muuqasho (wax).
Caloolyow dareemid.
Ur xun urid (wax).
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Cirku marka uu qaawan yahay oo uusan daruur lahayn.
m.l
Wadaag: