Qeexid
"Wax barraaq u fadhiya ahaansho. ld hawaaran."
[-naa, -nayd]
hawaarsan aa
hawaarsan ayd
f.mg4"Wax barraaq u fadhiya ahaansho. ld hawaaran."
Wadaag:
eeg hawaarsan. ld hawaarnaan, hawaarnaansho, hawaarsanaansho.
m.f.dh
Wadaag:
Neef geel ah wax hawaar leh ahaansho.
ld hawaarsan.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
Wax intoodii badnayd tagtay, wax ka haray ahaansho. Tus. “Waqtigii wax baa inooga harsan ee hawsha wada”.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Si barraaq ah u fariisasho (neef geel ah).
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
(-ro, m.l) Jiitin weyn oo geela dheegga looga sunto.
m.dh
Wadaag:
eeg hawaaran. ld hawaarsanaan. ld hawaarnaansho.
m.f.dh
Wadaag:
Neef geel ah hawaar u yeelid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Wax la faariyey ahaansho (caano).
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Haynta niyadda lagu hayo wax helitaankooda.
ld hawaawiyid.
m.l
Wadaag: