Qeexid
"eeg hawaarsan. ld hawaarnaan, hawaarnaansho, hawaarsanaansho."
"eeg hawaarsan. ld hawaarnaan, hawaarnaansho, hawaarsanaansho."
Wadaag:
Wax barraaq u fadhiya ahaansho. ld hawaaran.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
eeg hawaaran. ld hawaarsanaan. ld hawaarnaansho.
m.f.dh
Wadaag:
Neef geel ah wax hawaar leh ahaansho.
ld hawaarsan.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
Wax intoodii badnayd tagtay, wax ka haray ahaansho. Tus. “Waqtigii wax baa inooga harsan ee hawsha wada”.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
eeg feeraarsan. ld feeraarsanaansho, firaarsanaan, firaar sanaansho.
m.f.dh
Wadaag: