Qeexid
"eeg hawaggeddi. ld hawaggeddis (2)."
"eeg hawaggeddi. ld hawaggeddis (2)."
Wadaag:
U h.: cid meel ay ku nasato ama cafimaadka hesho geyn.
f.mg2
-iyay, -isay
Wadaag:
Tegidda laga tago meel, oo la aado meel ka hawo duwan, si loo nasto ama caafimaad looga helo.
ld hawaggeddin.
m.l
Wadaag:
Si barraaq ah u fariisasho (neef geel ah).
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Neef geel ah hawaar u yeelid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
(-ro, m.l) Jiitin weyn oo geela dheegga looga sunto.
m.dh
Wadaag:
Neef geel ah wax hawaar leh ahaansho.
ld hawaarsan.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
Haynta niyadda lagu hayo wax helitaankooda.
ld hawaawiyid.
m.l
Wadaag: